Heesta Caawa:Geesiga Dadkisiyo Dhulka Garka Kahayow Shacabkaad U Tahay Garab Guule Kula Jiro Guuleyso Waligaa

0

 hqdefaultKismaayo( AGGM) Waxaan Caawa Idinku tallo galnay Hees Aad u wanaagsan taas oo aad ka wada hali doontaan,maadama aad tihiin wadaniyiin soomaaliyeed isla markaasna ka dhiidhiiya dabinadda Gumeystuhu qoolayo,waxaana heestan ku luuqenaya cabdiwali sayidka iyo Ahmed Rasta Heestan oo la magac baxday Wadaniga Guntaday waxaa ereyadeeda iska leh Adan Shimbirolays, laxankana waxaa saaray Adan shinbirolays, musigana waa Bashir Hanuuniye.

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com