Wafddi balaaran oo uu hogaaminato Ra’iisal wasaaraha DFS ayaa maanta ku wajahan magaalada Kismaayo ayadoo Kooxda Raaskambooni ay diyaar garoobeen soo dhaweynta Wafdiga RW Sharmaake.
Axmede Madoobe iyo xubno kale ayaa iminka ku sii jeeda Garoonka Kismaayo halkaasoo ay ku soo dhaweynayaa wafddiga
Wixii ku soo kordhaa la soco.