R/wasaaraha Soomaaliya oo goordhow lagu wado inuu gaaro magaalada Kismaayo

0

Wafddi balaaran oo uu hogaaminato Ra’iisal wasaaraha DFS ayaa maanta ku wajahan magaalada Kismaayo ayadoo Kooxda Raaskambooni  ay diyaar garoobeen soo dhaweynta Wafdiga RW Sharmaake.

Axmede Madoobe  iyo xubno kale ayaa iminka ku sii jeeda Garoonka Kismaayo halkaasoo ay ku soo dhaweynayaa wafddiga

Wixii ku soo kordhaa la soco.