AKHRISO:- Liiska Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Puntland ee la shaaciyay

0

Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka iyo ansixinta Xildhibaannada Puntland ayaa ku dhawaaqay liiska xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka Puntland, kuwaas oo noqonaya Baarlamaankii lixaad oo uu yeesho Maamulka Puntland.

Liiska cusub waxaa lagu daray 17-xildhibaan oo reer SSC-Khaatumo , iyada oo la diiday go’aankii ay isimada maamulkaasi ku diideen ka qeybgalka Doorasho Puntland ka dhacda.