AKHRISO:- Taliska Ciidanka Booliska oo Amray in laga guuro Dhul Dad shacab ah ay degan yihiin

0

Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa warqad ogaysiis ah oo uu saaray ku wargaliyey “ dadka deggan dhulka dabdamiska Ciidanka Boliiska ee ka soo horjeeda 6-biyaano in la baneeyo dhulkaas”.

Sidoo kale Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa u qabtay muddo laba bilood ah in ay uga guuraan, waxaana lagu sheegay ogaysiiska in ciddii amarkaas u hogaansami wayda la hor gaynayo “sharciga si tilaabo sharciga waafaqsan looga qaado.