AKHRISO:- Baarlamaanka Maamulka SSC khaatumo oo soo saaray go’aammo culus

0

Baarlamaanka Maamulka SSC khaatumo ayaa soo saaray go’aammo culus oo ku aaddan bulshada degaanada Maamulkaasi, xili dhawaan ay isaga baxeen Xildhibaanada SSC Maamulka Puntland.

Go’aammo ay soo saareen Golaha dhexe ee SSC Khaatumo ayaa digiin loogu diray qof walba oo reer SSC ah oo doonaya inuu maamulada kale wax la qaybado ama u uku biro.

“Dadka SSC-Khaatumo kama mid noqon karaan Puntland ama maamul kale – waayo waxa khalkhal geleya midnimada iyo nabadda deegaanka.” Ayaa lagu yiri Warqad ay soo saareen Golaha dhexe ee SSC.

HOOS KA AKHRISO GO’AAMADA AY SOO SAAREEN