SAWIRO:- Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Issimadda dhaqanka gobalka Sool

0

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah isimmada dhaqanka gobollada Sool iyo Sanaag.

Waxay iska xog wareeysteen xaaladda guud ee dalka si gaar ahna sidii xal waara loogu helaa arrinta magaalada Laascaanod.