AKHRISO:- NISA oo soo bandhigtay Hub & waxyaabaha qarxa iyo Nin Gacanta ku haayay

0

Ciidamada Ammaanka gaar ahaan kuwa Hay’adda Nabadsugida Soomaaliya ee NISA ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah hubkii maanta ay ku qabteen howlgalkii ka dhacay Suuqa Bakaaraha ee degmada Howl wadaag

ciidamada ayaa gacanta ku dhigay Gaari, Gurigii hubkaan lagu diyaariyay iyo laba ruux oo lagu tuhunsan yahay in ay yihiin Xubno tatirsan Al-Shabaab.

Majirto cid xaaiijisay Warkaan kasoo baxay Hay’adda NISA , iyada oo dhawaan sidoo kale NISA ay sheegtay in dekadda Muqdisho ku qabatay Markab siday hub iyo waxyaabaha qarxa oo loo waday Al-Shabaab.