SAWIRO:- Madaxweynaha Galmudug oo dalka dib ugu soo laabtay

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda Galmudug ee Dhuusamarreeb, kadib safar shaqo oo maalmihii tagay uu ku joogay magaalada Mogadisho.
Madaxweynaha iyo wafdiisa waxaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Ugaas Nuur,

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Cali Dahir Ciid, Maamulka Gobalka, Duqa caasimadda, wasiiro iyo xildhibaano katirsan labada gole ee Dowladda Galmudug.