AKHRISO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed

0

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shekh Maxamuud ayaa kulan Is-xogwaraysi ah la qaatay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha ayaa kala hadlay Odayaasha dhaqanka xaaladda Siyaasadeed ee maamulka Koonfur Galbeed.