SAWIRO:- Doorashadda oo mardhow bilaabanaysa & Musharixiin tanaasulay

0

ilaa 3 musharax ayaa sheegay inaysan tartamayn,waxaana bilaabanaysa mardhow doorashadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda soomaaliya.