AKHRISO:- Rooble oo kala hadlay Guddiga doorashooyinka hirgalinta jadwalka shahaaddo siinta

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Muuse Geelle Yusuf.

Rooble ayaa kala hadlay hirgalinta jadwalka shahaaddo siinta iyo dhaarinta xildhibaannada ee guddigu shaaciyay iyo dhammeystirka doorashada xildhibannada harsan.

Rooble Waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in dhammaan Xildhibaanada la doortay ay soo galaan Magaalada Muqdisho.

Go,aankaan horay waxaa u diiday Madaxda Galmudug iyo Koonfur Galbeed oo sheegay in aysan aqbali doonin shihaado siinta Xildhibaanada.