AKHRISO:- Baaqyo Nabadeed oo kusocda Puntland

0

Machadka cilmi baarista Soomaaliyeed iyo la-talinta oo u taagan horumarinta bulshada, qaybna ka qaadanaya dawlad dhiska iyo dimuqraadiyada waxa uu codkiisa ku biirinayaa in la xoojiyo Amnigga iyo Nabaddaynta Magaalladda Bossaso ee Xarruun Ganacsiyeedka Puntland.

Waxa uuna nasiib xumo u arkaa shacabka reer Bosaaso oo aan u qalmin in la barakiciyo in dushooda lagu dagaalamo iyadda oo aan loo turayn shacabka.

Haddaba waa in Dawladdu qayb ka qaadata Xal-u-helidda Magaaladda iyada oo la ixtiraamayo Isimadda dhaqanka iyo bulshada Reer Puntland.