AKHRISO:- Wasiirki hore Waxbarashada Puntland oo geeriyooday

0

Allaha u naxariste Wasiirki hore Waxbarashada Puntland Dr Abshir Aw yuusuf ayaa gordhawyd ku geeriyooday dalka Turkiga.

Wasiirka ayaa Xanuun maalmihii ugu dambeyeey ula jiifay Cisbitaal kuyaala dalka turkiga.