SAWIRO:- Galdogob oo laga dhagax dhigay Garoon diyaaradeed

0

Wasiirka Duulista Hawada DFS Mudane Duraan Axmed Faarax oo ay wehliyaan Wafdi ka socday Puntland iyo maayorka Magaalada Galdogob ayaa dhagax dhigay wajiga koowaad mashruuc lagu dhisayo Garoonka Diyaaradaha Degmada Galdogob.