Guddoomiyaha Aqalka Sare Iyo Siyaasiyiin Ka Hor Yimid Jadwalka Ay Soo Saareen Guddiga Doorashooyinka

0

Guddoomiyaha Aqalka Sare, Siyaasiyiinta dhaqanka iyo waxgaradka ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa sheegay inay si adag u diidan yihiin jadwalka doorashada ee ay soo saareen Guddiga doorashada ee lagu muransan yahay,

War-saxaafadeed ay soo saaren  ayay ku sheegeen in guddiga ay dowladdu magacawday in aanay wadatashi ku imaan.