Kheyre oo magacaabay guddiga diyaarinta aaska qaran ee R/Wasaarihii hore ee dalka Xasan Abshir Faarax

0

Ra’isulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga diyaarinta aaska qaran ee marxuum Xasan Abshir faarax Ra’isul wasaarihii hore ee dalka oo ku geeriyooday magaalada ankara ee dalka  Turkiga .

Guddiga waxaa uu ka kooban yahay xubnaha hoos ku qoran

1- Mahdi Maxamed Guuleed Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS       :Guddoomiye.

2- Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha Dibaddaa                    :Xubin.

3. Mohamed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka Warfaafinta              : Xubin

4. Maxamed Abuukar Islow Wasiirka Amniga Gudaha                  :Xubin

5. Xasan Xuseen Xaaji Wasiirka Cadaalada                                 :Xubin

6. Khadiija Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada                    : Xubin

7. Fowsiya Abiikar Nuur Wasiirka Caafimaadka                          :Xubin.

8. Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) Wasiirka Gaadiidka    :Xubin.

9. Maxamuud Xayir Ibraahim  Wasiiru dawlaha Maaliyadda         : Xubin