DHAGEYSO:- Puntland & Galmudug oo ku guulaystay furista wado 4 sano xirnayd

0

Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa ku guulaystay afar sano kadib in la furo wadada durdur oo xirnayd,taas oo muhiim u ah isu socodka shacabka ee labada dhinac.

Wadadan ayaa ahayd mid horey ugu dagalameen Maamulada Puntland iyo Galmudug iyado dad badan ku dhinteen kuwa kalena ku dhawacmeen.