Dhambaal Tacsiyadeed:- Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Dr. Cabdulqaadir Abiikar Cabdullaahi.

0

Dhambaal Tacsiyadeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa shalay ku geeriyooday magaalada Sanca ee dalka Yemen Allaha u Naxariistee Marxuum Dr. Cabdulqaadir Abiikar Cabdullaahi.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Dr. Cabdulqaadir Abiikar Cabdullaahi, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan reer Abiikar Cabdullaahi iyo dhamaan asxaabtii uu ka baxay Marxuum Dr. Cabdulqaadir Abiikar Cabdullaahi, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa in uu dhamaan samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Dr. Cabdulqaadir Abiikar Cabdullaahi, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Dr. Cabdulqaadir Abiikar Cabdullaahi Janadii Fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacisiyadeed oo gaar ah diraya:

Reer Xaaji Ismaaciil Aw Maxamuud iyo Hooyo Khadiijo Cilmi Cali.