DHAGEYSO:-Maxay Tahay Sababta Xilka Looga Qaaday Guudoomiyihii gobolka Hiiraan?

0

Afhayeenka HirShabelle, Daa’uud Xaaji Cirro ayaa faah faahiyey xilka qaadistii lagu sameeyey guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Muxumad Caraale.

Hoos ka dhageyso codka arintaas ka hadlaya