DHAGEYSO:-Sheikh Shariif Oo Weerar Culus Ku Qaaday Madaxweyne Farmaajo & Arimaha Galmudug

0

Madaxweynihii hore ee soomaaliya sheekh shariif sheekh axmed ayaa dhiilo xoogan u jeediyay madaxda dowladda soomaaliya wuxuuna ku eedeyay sida ay u maamushay arimaha doorashada galmudug.