DAAWO:-Guddiga farsamada maamul u dhisidda Galmudug oo aqbalay liiska xildhibaanadii Ahlusunna soo xushay

0

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa maanta oo Jimco ah waxa ay shaaciyeen in ay aqbaleen liiska labaatan xildhibaan oo Ahlu-Sunna ku matalaya, baarlamaanka labaad ee uu yeelanayo maamul goboleedka Galmudug.