DAAWO: Arrin cusub oo laga soo sheegayo kiiska dacwada badda

0

Waxaa soconayo kulamo ka dhan ah bada Soomaaliya oo ay muranka gelisay dowladda Kenya.

Dowladda Kenya ayaa taageero ka helayo dowladdo badan iyo ururo caalami ah kuwaas oo doonayo in kiiska lagu dhameeyo wada hadal, Soomaaliyana ay ogolaato.

HOOS KA DAAWO KULAMADA SOCDA: