DAAWO: Ganacsatada Soomaaliyeed ee ganacsiga ku lahaa Kenya oo isaga guuray

0

Ganacsatadii ugu badnaeyd oo Soomaali ah isla markaana lacago malaayiin dollar ay ka taalay dalka Kenya ayaa isagaguuray dalkaasi kadib markii uu sii xoogeystay khilaafka Soomaaliya iyo Kenya warkaasi iyo warar kale oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose