DAAWO:-Maxkamada Sare ee Puntland oo go’aamisay waqtiga la dhegeysanayo Kiiska Caa,isho Ilyaas Aadan

0

Maxkamada Sare ee Puntland oo go,aamisay xiliga waqtiga dhegeysiga garmaqalka Kiiska Caa,isho Ilyaas Aadan oo xugmanayaashu ay racfaan u qaateen maxkamada Sare.

Maxamed Xareed Faarax Kuxigeenka xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland oo shir jaraa,id saxaafada ugu qabtay xafiiskiisa ayaa ku dhawaaqay.