DAAWO:-Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada dowladda Soomaaliya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Garoowe.

0

Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada dowladda Soomaaliya iyo wasiirrada shaqada iyo dhalinyarad ee dowlad goboleedyada ayaa soogaadhey Garoowe.