DHAGEYSO:-Waxgaradka Garxajis oo Go’aan kasoo saaray Shirka Burco ka dhici doona

0

Waxaa magaalada Burco Shir ku Qabtaay Madax dhaqameedka Beesha Garxajis kuwaasi oo ka hadlay Shirka la doonayo inuu ka dhaco magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer.

Waxgaradka ayaa sheegay inay Qaateen Nabadda ay Beesha Habarjecelo ugu baaqday,waxayna xuseen Xukuumadda Somaliland ugu baaqeen inaysan Shirka Nabadda ka hor iman, waxayna xuseen inuu yahay Noqon doono Shirkii lagu Dawayn lahaa dhibaatooyinka Labada beelood ka dhex jira.