DHAGEYSO:-Booliska Soomaaliland oo ka hadlay sababta ay u xireen Xillibaan ka tirsan Golaha Wakiilada

0

Taliye ku xigeenka ciidanka  booliska Somaliland Maxamed Liibaan Fooxle ayaa waxaa uu ka Hadley isla markaana uu faah faahiyey sababta ay  xalay xabsiga u dhigeen xildhibaan Dhakool oo ka mid ahaa mudanayasha golaha wakiilada Somaliland.

Sidoo kale waxa u sheegay inuu ku xadgudbay qaranka Soomaaliland, isagoona sheegay in maalinta soomaaliland uu ku tilmaamay maalin madow, taasi oo dhibaato ku ah umada soomaaliland ayuu yiri Taliye ku xigeenka.