DHAGEYSO:-Madaxweynaha koonfur galbeed oo ku wajahan muqdisho

0

Wararka aan ka helayno magaalada baydhabo ee xarunta Km Maamulka koonfur galbeed ayaa sheegaya in madaxweyne c/casiis lafta gareen uu saaka u safrayo magaalada muqdisho xili la sugayo golaha wasiirada ee maamulkaas.

Qaar ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda k/galbeed ayaa madaxweynaha ugu baaqay in uu soo dhiso gole wasiiro oo tayo leh.