Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo loo doortay Axmed Karaash

0

Axmed Cilmi Cismaan [Karaash] ayaa ku  guuleystay doorashadii Madaxweyne kuxigeenka Puntland, siyaasigan oo kasoo jeeda gobalka Sool ayaa horey xilala kala duwan uga soo qabtay xukuumadihii hore ee Puntland.

Xilka Madaxweyne kuxigeenka oo ay ku tartamayeen 11 murashax ayaa wareegii ugu danbeeyey isugu soo hareen labada murashax oo kala helay:

  1. Axmed Cilmi Cismaan [Karaash] – 47
    2- Cabdi Cismaan Qawdhan – 19