TOOS U DAAWO:-Camey oo garoowe kaga dhawaaqay musharax madaxweyne ku xigeenka puntland

0

Xaflad xiligan ka socota magaalada garoowe ayaa waxaa ku dhawaaqay in uu xilka madaxweyne ku xigeenka puntland u taagan yahay sanadka soo socda ee 2019 c/xakiin xaaji cabdulaahi cumar camey.

TOOS GAROWE- MADASHA SHAACINTA MUSHARRAX MADAXWEYNE KU XIGEEN PUNTLAND 2019 C/XAKIIM C/LAAHI XAAJI CUMAR CAMEY

Slået op af SBSTV i Lørdag den 22. december 2018