DHAGEYSO:- Sheekh Shaakir oo doonaya Heshiis kadhex dhashay DFS iyo Mamulada

0

Madaxad Xukumadda Galmudug sheekh Axmed shaakir ayaa dadaal ugu jira sidii lagu soo gabagabayn lahaa khilaafka sii xoogaysanayaa ee Madaxda Federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyadda.

Warsaxafadeed kaso baxay shalay Xafiiska Madaxa Maamulka Galmudug Sheekh shaakir ayaa lago soo jawabay hadalki Madaxweynaha dalka Farmaajo.