DHAGEYSO:-Gudoomiyihii Hore Ee C/Casiis”Dowladdu Way Ka Mashquushay In Ay Difaacdo Shacabkii Al-Shabaab iska xoreeyay”

0

Guddoomiyihii hore ee Degmada Cabdul Casiis ee Gobolka Banaadir Cismaan Muxudiin Cali Cariif oo ka qeyb galay kulan lagu taageerayay Ururka la magac baxay Macawiisleyda ee deegaanko u dhaw Aadan yabaal dagaalka kula galay Al-Shabaab ayaa sheegay in la dayacay dadkaasi.

Waxa uu sheegay in dadka Macwiisleyda ah ee Al-Shabaab la dagaalamay loo baahan in la taageero,isla markaana lagala qeyb qaato dagaalka,si ay u helaan garab.