Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Furmay

0

Waxaa si rasmi ah  u furmay Kulanka 8-aad ee kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulanka waxa shir guddoominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

156 Xildhibaan ayaa goobjoog ka ah kulanka.

Xildhibaanada ayaa ka doodaya xeerhoosaadka Golaha Shacabka

Guddoomiye ku xigeenada koowaad ee Golaha Shacabka ayaa goobjoog ah kulanka.