DHAGEYSO+SAWIRRO:-Nin Muqdisho lagu dilay kadibna Meydkiisa lagu gubay

0

Dhacdadaan oo aad looga naxay ayaa  waxa ay ka dhacday xaafada Towfiiq ee degmada Yaaqshiid Gobolkaan Banaadir,waxana la sheegay in Nin la dilay kadibna la gubay.