DHAGEYSO:-Qof Shacab Ah Oo Lagu Diley Beledweyne Iyo Howlgallo Socda

0

Rag hubeysan ayaa waxa ay magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dileen qof shacab ah.

Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in ragga wax diley ayka baxsadeen goobta falkaasi uu ka dhacay.

Dilka kadib ayaa waxaa halkaasi gaaray ciidamada ammaanka ee magaalada B/weyne kuwaasi oo howlgallo ballaaran wada.

Lama oga sababta ka dambeysa dilkan qofkan, balse saraakiisha ammaanka ee howlgallada wada ayaa sheegay in dib faah faahin ka bixin doonaan.