DHAGEYSO:-Cismaan Dheere” Heshiiska Galmudug Dowlada Ayaa Barnaamij Ku Fushanaysay”

0

Gudoomiyaha Golaha Badbaada Galmudug Cisaam Maxamed Cali Socdaal Ayaa sheegay Is Afgaradka La sheegay In uu Dhex Maray Madaxda Sare Ee Galmudug In uu San Aheen Mid Sax Waxaan uu Usababeeyay In Dowlada somaliya Ay Ku Fushanayso Shirka Arimaha Somali Looga Hadlayo Ee Ka Furmaya Magaalada Brussels ee daka Belgium