DHAGEYSO:-Jubbaland oo soo bandhigtay nin ka soo goostay Shabaab

0

Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku soo bandhigtay nin ka tirsanaa ururka Al-shabaab, kaasi oo garawsaday inuu ku biiro maamulka Jubbaland.

Ninka Shabaab ka tirsan ee isa soo dhiibay ayaa waxaa lagu magacaabaa Aadan Huudow Cabdi, wuxuuna xilliga Jubbaland ku soo biirayay uu watay Qori AK-47 ah iyo Booshashkiisa.