Faah faahin qaraxii ka dhacay muqdisho iyo dagaalka hadda socda

0

Waxaa faahfaahino laga helayaa Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Bar Kontarool ee Sayidka islamarkaana laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya.

Rag hubeysan ayaa qaraxa ka dib gudaha u galay OTTO OTA oo ah Goob ay dagan yihiin Wasaaradaha arimaha gudaha iyo amniga qaranka.

Qof ka mid ah Shaqaalaha wasaaradda arimaha gudaha ayaa warbaahinta  xaqiijiyay in dagaal hada uu  ka socdo Gudaha wasaaradda Arimaha wax intaas ka soo baxsan lama hayo illa iyo hadda

la soco wixii soo kordha