DHAGEYSO:-Garaadkii & caaqilkii guud ee Jaamac siyaad oo si wadajir ah Laascaanood ugaga dhawaaqay In Soomaaliland xidhiidhka loo jaray

0

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale garaadka guud ee beesha Jaamac Siyaad iyo Caaqilka guud ee beeshaas Caaqil Axmed Cabdi Gaas (Hoolif) oo warbaahinta shir jaraa’id si wada jir ah ugu qabtay magaalada Laascaanood ayaa ku dhawaaqay in ay xidhiidha u jareen maamulka soomaalilandka dib markii sida ay shegeen lagu xad gudbay shacabka gobolka sool