DHAGEYSO WARBIXIN. Dilalka Qorsheysan ee ka dhaca magaalada Muqdisho.

0

Tan iyo biloowgii bisha barakeysan ee Ramadaan waxaa magaalada Muqdisho ka dhacayay dilal fara badan oo qorsheysan oo lagu beegsanayo Saraakiisha ciidamada, Shaqaalaha Dowladda iyo dadka shacabka ah, dilalkaa waxaa ka hadlay siyaasiyiin hore.

Dilalkan qorsheysan ayaa waxaa sheegtay falaagada argagixisada ah ee Al Shabaab iyo Daacish.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO