DHAGEYSO:-Muuse Biixi oo culimada somaliland kala shiray dagaalka tukaraq maxaa ka soo baxay?

0

Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan la yeeshay culimada kunool deegaamadaasi waxayna si qodo dheer uga wada hadleen dagaalka u dhexeeya Puntland iyo Soomaaliland ee ka soo cusboonaaday gobolka Sool gaar ahaan deegaanka tukaraq.

Muuse biixi ayaa xiligan u muuqda mid ka soo dabcaya hadaladii adkaa ee horay looga bartay wuxuuna isku day kasta ku samaynaya sidii colaada gobolka sool loo qaboojin lahaa