DHAGEYSO:-Maamulka Somaliland oo war ka soo saaray sababta loo xidhay Somnews & SBS

0

Maamulka somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadlay sababta loo xidhay labo TV Oo afsoomaali ku hadla kuwaas oo laga mamnuucay in ay ka howlgalaan gudaha somaliland.

Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta somaliland cali axmed cali ayaa sheegay in labadan tv ay baal mareen sharciga u yaala warbaahinta soomaaliland sidoo kalana ay arimaha gobolka sool u tabiyeen qaab ayna maamulka uu hogaamiyo muuse biixi ku qancin