TOP NEWS:-Wafdi ka socda Somaliland oo ku wajahan Tukaraq

0

Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylaci ayaa maanta galinka hore ku wajahan degaanka Tukaraq ee gobolka Sool amaanka goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada soomaaliland ayaa aad loo adkeeyay sababo la xidhiidha safarka madaxweyne ku xigeenka soomaaliland

Mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland ayaa xaqiijiyay in sababta ay tahay in ay soo arkaan xaaladda ay ku sugan yihiin ciidamada Somaliland ee degaankaasi ku sugan.

Wafdiga Madaxweyne ku xigeenka ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Difaaca, Xildhibaano iyo Waxgarad ka soo jeeda gobolka sool