DHAGEYSO:- Wafdi DFS ka socda oo Kismaayo Gaaray

0

kismaayo waxaa garay wafdi uu hogaaminayo wasirka ariimaha Gudaha dowladda federaalka Qeybna ka ah gudiga gurmadka Fatahada wabiga shabele.

Safarka Masuuliyintan ayaa ku qotama Sidi Madaxda Jubbaland ay isaga kaashan lahayeen caawinta dadka uu sameyaay Fataahada Wabiga shabeele ee kunool Gobalka Gedo.

Wasiirka Waxbarashada Jubbaland ahna Guddoomiyaha Gudiga Fatahadaha jubbaland Macalin Ibraahim oo Warbaahinta la hadlay ayaa kawarbixiyaay wafdigan kismaayo gaaray iyo xaaladda dadka uu sameyay Wabigu..

Qaar kamid ah xildhibanada lasocday Wasiirka Arrimaha gudaha ayaa ka hadlay ujeedka safarkooda