DHAGEYSO:-Soomaaliland oo toogatay 7 maxbuus oo ay ku qabteen dagaalkii tukaraq

0

Warar madax banaan ayaa sheegaya in shalay galabta la keenay Isbitaalka GAROWE ilaa 7 askari oo meyd ah kuwaas oo ka tirsanaa ciidamadda maamulka puntland kuwaas oo qaab maxbuus ah soomaaliland gacanta ugu haysay

Saraakiil ka tirsan puntland ayaa sheegay in askartan meydkooda la keenay garoowe inay ahaayeen maxaabiis soomaaliland ku qabatey dagaalkii tukaraq maalmo ka hor