DHAGEYSO:- Madaxweyne muuse biixi oo balanqaad u sameeyay wiil eheladisa ku waayay duufaanadii ku dhuftay xeebaha soomaaliland

0

Madaxweynaha soomaaliland ayaa balanqaad u sameeyay wiil eheladisa ku waayay duufaanadii ku dhuftay xeebaha soomaaliland gaar ahaan gobolka awdal.

Madaxweyne muuse biixi ayaa sheegay in wiilkan yar ee ka hadhay qoyskiisa oo ka koobnaa 9 qof  uu inta uu nool yahay gacanta ku hayn doono.