DHAGEYSO:-Prof cabdi ismaciil Samater oo ka hadley dagaalka tukaraq”Hargeysa qolooyin baarqab ah ayaa jooga”

0

Aqoonyahan Cabdi Ismaciil Samater ayaa waxaa uu ka hadlay dagaalka maanta deeganka Tuko-raq ku dhex maray Somaliland iyo Puntland

Aqoonyahanka ayaa waxaa uu dagaalkaasi ku tilmaamay mid doqon nimo ah isla markaana waxaa uu eedeymo u jeediyey labada dhinac ee Somaliland iyo Puntland

Hoos ka dhageyso codka