WAR DEG DEG AH:-Dagaal u dhaxeeya soomaaliland iyo puntland oo ka socda Tukaraq

0

Dagaal u dhaxeeya Ciidanka puntland iyo soomaaliland ayaa saaka xili hore dib uga qarxay degaanka Tukaraq oo colaadiisa ay soo laa laabatay, dagaalkan wuxuu yahay mid culus oo hubka nuucyadiisa kala duwan la isku adeegsanayo

Saraakiil ka kala tirsan labada dhinac ayaa xaqiijiyay dagaalkan, weli faah faahin badan oo dagaalkan la xiriirta lama hayo, maadaama hubka dhacaya oo aad u culus darteed

la soco wixii soo kordha