TOP NEWS:-Puntland oo war ka soo saartay dagaalka ka socda tukaraq

0

ka dib markii saaka xili hore dagaal uu dib uga qarxay deegaanka tukaraq kaasi oo u dhaxeeya maamulada soomaaliland iyo puntland waxaa dagaalka saaka war ka soo saaray mamulka puntland .

Qoraalka ayaa lagu sheegay in ciidamada puntland weerar lagu soo qaaday ayna iska difaceen weerarka ka yimid dhanka soomaaliland

Hoos ka akhriso

W.Murtiyeed ka soo baxay madaxtooyada puntland